Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Khilaafka Siyaasadeed ee Gobolka Hiiaan

Image caption Gobolka Hiiraan ee Somalia

Khilaaf siyaasaded oo hor leh ayaa haatan ka taagan gobokla Hiiraan, ka dib markii meelo kala eddisan oo debadda ah laaga kala dhawaaqay maamul-goboleed, iyo madaxweynayaal kala geddisan

Image caption Mohamoud Abdi Gaab oo Nairobi kaga dhaqaaqay maamul-goboleed uu madaxweyne ka noqonayo

Intinii la socotey, maalin dhawey shir ay Qurba joogta Soomaalidu u fariisteen, waxaa la soo sheegay in ay ninka lagu magacaabo, Mahamoud Abdi Gaab ay u doorteen in u noqdo, madaxwaynaha maamul goboleedka Hiraan. Hase ahaate, waxaa soo baxay dad arrintaas diidan. Waxaan ka mid ah ninka la yiraaho, Mahamed Ahmed Mahamed, Dhega-Weyne oo horay u ahaan-jirey Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan intii aanay ka qab saniin, Xarakada Dhaq-dhaqaaqa Al-Shabab.

Maxamed Dhega-Weyne oo imika jooga magaaladan London oo aan khadka telefoonka kula Xidhiidhay, ayaan, waxaa marka hore weydiiyey, waxaa u ku diidan yaha magacaabsta Mahamuud Abdi Gaab? Waxanu ku jawaabay.