Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sh Dirir - Taraawiixda, Salaatul-Witriga, iyo Qiyaamu-Leylka Bisha Ramadaan

Image caption Sh Mohamed Omar Dirir

Sheikh Mohamed Omar Dirir oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somaaliyeed, ayaa waxa uu casharkani kaga hadlayaa slaadaha habeenkii ee bisha Ramadaan, sida Taraawiixda, Salaatul-Witriga, Salaatul-Leylka, iyo Salaatul-Qiyaamka