13 September, 2010, 16:09 GMT 19:09 SGA

Madaxweynaha Galmudug

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal

Madaxwaynaha maamul goboleedka Gal-Mudud, Maxamed Axmed Caalim, ayaa ka waramay guud ahaan jiritaanka maamulkiisa, sida uu u howlgalo iyo waxa uu u taagan yahay.

Waxaa dhowaan magaalada Lund ee dalka Sweden kula kulmay weriyaha BBC Cabdiraxmaan Koronto, oo uu u waramay.

Madaxwaynaha maamul-goboleedka Gal-mudug, ayaa arrimaha uu ka hadlayo waxaa ka mid ah baaxadda maamulkiisu gaarsiisan yahay, tirada qabaa'ilada uu sheeganayo in ay ku jiraan maamulkiisa, iyadoo dadka qaar leeyihiin hal qabiil ayuu salka ku hayaa iyo guud ahaan wararka la xiriira maamulkiisa.

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.