26 Novermber, 2010, 18:34 GMT 21:34 SGA

Daawo Wareysiga Madaxweyne Siilaanyo

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal


Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Silanyo, ayaa ku tilmaamay in sida keliya ee dhaqaalaha Somaliland uu ku dhismi karaa ay tahay in dadku, ay iyagu wax qabsadaan.

Waxaa uu ka jawaabayay su'aal ay BBC weydiisay oo ku saabsan waxa ay dowladdu ka qabaneyso dhaqaalaha.

Madaxweynaha oo maanta hadal ka jeediyay, Chatham House, waxaa kale oo uu soo qaaday arrimaha Soomaaliya, oo uu ku tilmaamay in uu kheyr u rajeynayo.

Wareysiga Madaxweynaha aan ka duubnay markii, martiqaad ka dib uu nagu soo booqday Bush House, waxaa uu taabanayaa dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin eedeymo loo jeedinayo dowladdiisa.

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.