Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi: Cali Cabdi Awaare

Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Cali Cabdi Awaare, waxa uu booqasho ku yimid dalkan Britain

Siyaasiga Cali Cabdi Awaare, oo xilal kala duwan ka soo qabtay maamulka Puntland, oo nagu soo booqday daartan Bush House waxa uu ka hadlayaa safar uu ku yimid dalkan Britian, oo uu kula kulmay jaaliayadda Soomaaliyeed.

Cali Cabdi Awaare waxaa uu u warramay Farxaan Maxamed Jimcaale.