Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqeynta doorashada Djibouti

Lahaanshaha sawirka BBC World Service

Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dadka reer Djibouti ayaa maanta dooranaya Madaxweyne cusub, iyadoo la filayo in Ismaaciil Cumar Geelle uu mar saddexaad talada qabto.

Waxaa jiray dibed baxyo ballaaran oo dhawaan jidadka ka dhacay oo looga soo horjeeda xukunkiisa.

Xisbiyada mucaaradka ee ugu waaweyn ayaa qaadacay doorashada, iyagoo ku doodaya in aanay jirin nidaam cad oo doorasho xor ah ay ku dhici karto.

Bishii February ayaa Djibouti waxa ka dhacay dibedbaxyadii ugu waaweynaa tan iyo markii waddanka Djibouti uu xorroyadda qaatay 1977.

Jidadka ayuaa waxa qaaday kumanaan dad ah oo dalbanayay in Madaxweyne Guelleh xilka isaga dago.

Madaxweyne Guelleh ayaa waxa la tartamaya hal musharax oo kaliya Mohamed Warsama Ragueh