Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waxbarashada

Barnaamijka waxbarashada ee tooddobaadkan waxaanu ku soo qaadan doonaa Urur samafal oo la yiraahdo, UK Somali Student oo London ka dhisan, oo ujeedadiisu tahay inay saacidaan ardeyda Soomaaliyeed ee wax ku barta dalka gudihiisa iyo waddankan Britain.

Haddaba xubno ka tirsan ururkaasi ayaa nagu soo booqday Studiyaha Bush House ee BBC, Khaalid Maxamed Cali, raxma Xasan Axmed, Idil Maxamed Axmed iyo Warda Cumar Yusuf, oo ka warramaya sida ay u bilaabeen.