Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqeynta doorka culimada

Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya, dhibaatooyinka taagan iyo sidii xal loogu heli lahaa.

Barnaamijka oo lagu qabtay magaalada Dooxa ee waddanka Qadar waxaa ka qeybgalaya culimo iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed waxaana ay si gaar ah uga hadlayaan doorka culimada iyo mufakiriinta Soomaaliya ee ku wajahan xal u helidda mashaakila dalka.