Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi: Nabaddoon Sh Cali Cabdi Maxamuud

Beel ka mid ah beelaha dega gado ayaa soo jeediyey cabashooyion la xidhiidha in dad lagaga laayey dagaalladii dhawaan ee gedo, gaar ahaan Tuulo Barwaaqo iyo beled xaawo.

Odoyaasha dhaqanka ayaa waxa ay ku doodayaan in ciidamada dowladda ay dileen dad aan hubeysneyn.

Haddaba Yusuf Garaad oo khadka telifoonka kula hadlay nabaddoon Shiikh Cali Cabdi Maxamuud oo hadda jooga ceelwaaq, ayaa weydiiyay faahfaahinta dilalka ay ka cabanayaan.