Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqeynta dilka Osama bin Laden

Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dilka hogaamiyihii al-Qaacida Osama Bin Laden iyo saameynta uu ku yeelan karo gobolka gaar ahaan Geeska Afrika.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya, Daahir Maxamuud Geelle, oo horey wasiir uga ahaa dowladda Soomaaliya, kana tirsanaan jiray Midowgii Maxkamadaha Islaamiga ee Soomaaliya, oo hadda jooga Nairobi, Xasan Shiikh Cali Nuur oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo jooga Imaaraadka Carabta iyo Maxamed Amiin oo ah Agaasimaha Machadka Ashaahid ee Cilmi baarista oo London jooga.