Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqeynta khilaafka dowladda

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan uu ka yeeshay xaaladda Soomaaliya waxa uu walaac ka muujiyay khilaafka u dhexeeya xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya iyo baarlamaanka.

Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan haddaba waxa uu ku saabsan yahay khilaafkaasi u dhexeeya labada hey'adood ee dowladda.