Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi: Qoraa Maxamed Daahir Afrax

Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Dr Maxamed Daahir Afrax

Qoraaga Maxamed Daahir Afrax waxa dhawaan loogu doortay inuu Xoghaye Guud u noqdo guddi bishii hore ay magaalada Jigjiga ee dalka Ethiopia ay ku magacaabeen Ururka Midowga Afrika, Qeybta Horumarinta Luqadaha Qaaradda Afrika.

Maxamed Daahir Afrax waxa uu ka warramayaa dadaalka ay wadaan ee lagu hormarinayo luqadda Soomaaliga oo dhibaatooyin ay ka soo gaareen dowlad la'aanta Soomaaliya ka jirta.

Waxaa kale oo uu wareysigan oo dheer uu Maxamed Daahir uga warramayaa Farxaan Maxamed Jimcaale oo ku wareystay Istuudiyaha Bush House, qaar ka mid ah buugaagta uu qoray.