13 Mey, 2011, 13:46 GMT 16:46 SGA

Xabsiyada Koonfur Afrika

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Ku daar media player kale

In ka badan 600 maxaabiis ah oo ku jira xabsiyada dalka Koonfur Afrika ayaa ka qeybqaadanaya xafladda sanadkan ee heesaha oo ujeedadu tahay in lagu horumariyo dib u dhiska dhaqanka maxaabiista iyada oo la isticmaalayo fanka iyo hidaha.

Raggan iyo Dumarkan waxa ay ku xiran yihiin xabsiyada xilli gaaban, iyagoo galay dambiyo kala duwan.waxaana ay ka qeybgali doonaan tartan dhinaca muusiga ah oo ilaa heer qaran ah oo la qaban doono sanadka dhamaadkiisa.

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.