Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi: Wasiirka horumarinta haweenka

Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Wasiirka horumarinta haweenka iyo daryeelka Qoyska, Dr Maryam Qaasim

Wasiirka horumarinta haweenka iyo daryeelka Qoyska, Dr Maryam Qaasim, ayaa sheegtay in dumarku ay door xoog leh ka qaatay horumarinta qoyska, kuwaas oo ay ku jiraan kuwo aan horay loogu baran dumarka.

Waxay sheegtay in wasaaradeedu ay barnaamijyo dhowr ah fuliso sidii dardargalin lahaa aqoonta iyo doorka dumarka.

Yusuf Garaad Cumar, ayaa waydiiyay wasiirka oo Istuudiyayaasha daarta Bush House aan ku waraysannay, in ay marka ugu horayso ka waranto waxa ay wasaarada ay u xilsaaran tahay ay qabato?