27 Mey, 2011, 13:19 GMT 16:19 SGA

Wakiilka gaarka ah UK ee Soomaaliya

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Ku daar media player kale

Wakiilka sare ee Britain u qaabilsan Soomaaliya, Matt Baugh, oo waraysi gaar ah siiyey BBC ayaa waxa uu ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin khilaafka ku saabsan muddo kordhinta ee Dowladda KMG ah ee Soomaaliya.

Waxaa kale oo uu ka hadlay xaaladda ammaanka ee magaalada Muqdisho iyo dagaalka lagula jiro al-Shabaab iyo sababta ay UK u daneynayso in ay safaarad uga furato Soomaaliya haddii xaalada wannaagsanaato iyo arrimo kale.

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.