Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi: Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan

Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Shiikh Aadan, ayaa maanta magaalada muqdisho waxa uu ku qabtay shir jaraaid oo uu kaga warbixinayo shirkii dhawaanta uu Goalaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kula kulmay dhinacyada siyaasadda Soomaaliya ee magaalada nairobi.

Haddaba wariyaha BBC ee Muqdisho Maxamed Maxamuud Dhoore ayaa wareystay gudoomiyaha, waxaana marka hore uu weydiiyay sida uu u arko waxyaabihii shirka ka soo baxay?