Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hadalka Raiisul Wasaaraha

Raiisul Wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aanu is casileyn ilaa iyo inta baarlamaanka Soomaaliya uu go'aan ka gaarayo arrinta.