Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirka culimada Soomaaliyeed ee Jigjiga

Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Shiikh Maxamed Ibraahim Shakuul

Magaalada Jigjiga ee caasimada ismaamulka soomalida ee Ethiopia waxaa ka socda kulan loogu magacdaray shirweynaha culimada Soomaliyeed, waxaana shirkaasi lagu tilmaamay inuu yahay kii ugu balaarnaa oo noocaasi oo kale ah, oo lagu qabto dhulka Soomalida ee Ethiopia.