Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Deeq Sacuudiga keenay Muqdisho

Markab siday deeq ballaaran oo ka timid dalka boqortooyada Sacuudiga oo markii ugu horreysay si toos ah loo soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho taas oo loogu talo galay dadka ay saameysay dhibaatada abaarta Soomaaliya ka dhacday. Wixii hadda kahorreeyay deeqda Sacuudiga waxaa la soo marsiin jiray ururka dowladaha Islaamka. Weriyaha BBC, Maxamed Ibraahim Mucallimu, ayaa warbixintan noogu faahfaafaahinaya.