Qoriga AK47

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 9 Novermber, 2011, 13:48 GMT 16:48 SGA

Qoriga ugu qatarsan looguna jecel yahay aduunka

  • Dagaalyahan Druze ah oo ku dagaallamaya qori AK47 oo ay horey u heysteen xooggaga Kirishtaanka.
  • Ilmo askari ah oo sita qoriga AK47, isla markaana sigaar cabaya 1987. April 1987 dagaalkii Libya iyo Chad.
  • Sawirkan waxaa la qaaday 24 December 1989 bartamaha magaalada Bucharest, wuxuu muujinayaa qof dagaalyahan ah oo ka soo horjeeda shuuciyadda.
  • Madaxweynihii la riday ee Ciraaq Saaddaam Xuseen oo heysta qori AK47 xilli iuu booqanaya tuuladii uu ku dhashay ee waqooyiga Ciraaq.
  • Nin Albeeniyaan ah oo waardiye ka haya jiidda hore tuulo ku taalla Serbiya 2003.
  • Mikhail Kalashnikov, aabihii qoriga adduunka ugu caansan AK47, oo loo dhiibay munaasabadda dabaaldega 55aad oo ku beegneyd 2002. Sida ay sheegeyso xarun ku taal Moscow 70 milyan ilaa 100 milyan ayaa la sameeyay ilaa 1947.
  • Koox ciiamdo ah oo jooga waqooyiga Vietnam oo wata qoryo AK47 1975.
  • Askari Serbiyaan ah oo roondo ku sameynaya qoriga AK47 dagaalkii sokeeye ee Yoguslavia intii uu socday.
  • ilmo askari ah oo wata AK47 oo ka tirsan ciidamada General Dostum waqooyiga Afghanitsan 1996.
  • Dagaal jidadka magaalada Sukhomu oo jabhadda Abkhazia ay ku lug leedahay dalka Georgia 1993.
  • Askari jabahadda Kashmir oo sita AK47 1990.
  • Sarkaal ciidamada Nicaragua ah oo rasaas ku ridaya mucaaradka 1993.
  • Askar Jordan oo ku tababaranaya qoriga AK47 intii lagu guda jiray dagaalkii Gacanka 1991.
  • Mid ka mid ah mucaaradka Libya oo ku dabaaldegaya qorigiisa AK47 tuulada Wadi ee dalak Libya. 2011.
  • Nin sifeynaya qorigii AK47 oo ah kuwa ka soo horjeeday Qaddaafi meel u dhaw magaalada Sirte.
  • Carruur dagaal ku jirta oo ka tirsan kooxda UPC ee Congo June 2003.
  • Ilmo haya qoriga, iyadoo kooxaha kacdoonka ay roondo ku sameynayaan Fallujah, Ciraaq. Sept, 2004.
  • Hub badan oo laga qabtay kooxaha daroogada ka ganacsada ee Mexico

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.