Cimilada hawada ee Australia

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 8 Novermber, 2011, 16:15 GMT 19:15 SGA

Saadaasha hawada ee Australia

  • Sawirradan waxaa bixiyay hey'adda saadaasha hawada ee Australia
    Hey'adda saadaasha hawada ee Australia iyo bulshada cilmiga bada ayaa soo ku soo bandhigeysa sawirradan calendar-kooda hawada 2012
  • Sawirradan waxaa bixiyay hey'adda saadaasha hawada ee Australia
    Calendar-kan ayaa sanad walba la soo saarayay ilaa 1985, sawirro laga soo xushay tartan dalka oo dhan. Kor, duufaan ciid wadata meel ku dhaw Warralong, mujtamaca Aborigines, waqooyi bari ee Australia. Sawir qaade: Suzanne Pollard
  • Sawirradan waxaa bixiyay hey'adda saadaasha hawada ee Australia
    Calendar bileed kasta waxa ku yaal sawirro waaweyn oo muujinaya daruurro, roob mahiigaan ah, hilaac, qaanso roobaad, duufaanno iyo muuqaalo kale, Sawirkan waa daadad ku dhuftay Cooper Creek, Queensland. Sawir qaade: Helen Commens
  • Sawirradan waxaa bixiyay hey'adda saadaasha hawada ee Australia
    Waa hordhac duufaan kor joogta Undertow Bay, oo u dhaw Inverloch oo ah gobolka Victoria ee Australia. Sawir qaade: Stephanie Hall
  • Sawirradan waxaa bixiyay hey'adda saadaasha hawada ee Australia
    Hilaac ka dilaacay Darwin korkeeda oo ah waqooyiga Australia. Sawir Qaade: Mark Percival
  • Sawirradan waxaa bixiyay hey'adda saadaasha hawada ee Australia
    Dabayol iyo duufaan baraf wadata oo heysa buuraleyda buluugga ah ee galbeedka Sydney. Sawir qaade: John Martyn
  • Sawirradan waxaa bixiyay hey'adda saadaasha hawada ee Australia
    Calendarkan waa kii 28aad waxaana sanad walba laga iibiyaa ilaa 50,000 oo nuqul. Sawir Qaade: Paul Burgess
  • Sawirradan waxaa bixiyay hey'adda saadaasha hawada ee Australia
    Sawirkan daruurraha waxaa qaaday sawir qaade Sudan Mace oo aad u xiiseyneysay
  • Sawirradan waxaa bixiyay hey'adda saadaasha hawada ee Australia
    Daruurro qurux badan oo duljooga Queensland. Waxaa qaaday sawirkan Gina Harrington
  • Sawirradan waxaa bixiyay hey'adda saadaasha hawada ee Australia
    Noocyo kale oo ka mid ah duruurraha. Sawir qaade: Barend Becker
  • Sawirradan waxaa bixiyay hey'adda saadaasha hawada ee Australia
    Geed ku yaalla meel u dhaw xeebta waqooyi ee Sydney waa April 2010. Waxaa qaaday sawirka Kathryn Lynch
  • Sawirradan waxaa bixiyay hey'adda saadaasha hawada ee Australia
    Markii harada koonfurta Australia ay bilowday inay buuxsanto July 2010, sawir qaadayaal dunida oo dhan ka socda ayaa booqday harada oo ah mid biyo dhanaan leh tan ugu weyn adduunka

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.