Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaalada siyaasada ee Talyaaniga

Dalka Talyaaiga waxa la soo daristay xaalad hubaal la'aan ah oo dhinaca siyaasada ah ka dib markii Raisal wasaaraha Silvio Berlusconi uu sheegay in uu iscasili doono

marka Barlamaanka ku heshiiyo qorshaha samata bixinta ee deymaha lagu leeyahay Talyaaniga

Barlamaanka Talyaaniga ayaa waxa uu ansixiyey miisaaniyada dowladda, waxaana codka ka gaabsaday xildhibaano ka tirsan dhinaca bidix.

Talyaaniga waxa uu ka mid yahay waddamada ku jira dalada lacagta Euro.