Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka Gurmad 92aad

Maanta waxaan kaga hadlaynaa Ra'iisal Wasaaraha dowaldda kumeelgaarka ee Soomaaliya oo ka mahadcelinaya gargaarka dunidu u fidisay dadka Soomaalida ee abaartu ku dhufatay, barnaamij quudin carruurta oo hay'adda Saacid ay ka waddo magaalada Muqdisho waalidiin badan ayaa sheegayaan in ubadkoodu ay ka faa'iidaysteen iyo kulan hay'adaha gargaarka ee ka shaqeeya xerada Badbaado ee Muqdisho ay ka yeesheen sidii loo caawin lahaa haweenka xerada ku jira.