Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Booqashada Ban Ki Moon

Falanqeynta Jimcaha waxa ay ku saabsan tahay booqashada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon uu ku tegay Muqdisho iyo ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya.