Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi: Raiisul Wasaaraha Soomaaliya

Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Raiisul Wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali

Raiisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kadib markii uu Nairobi kula kulmay William Hague waxa uu u warramay BBC.