Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dowladda sidee u aragtaa shirka London

Maalinta Khamiista waxaa ka dhacaya London shirka Soomaalida ee dowladda Britian ay martigelineyso, kaasi oo ay ka qeybgalayaan in ka badan 40 dalal iyo hey'ado.

Haddaba maxay tahay aragtida dowlada Soomaaliya ee shirka London.

Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Cabdiraxmaan Cumar Yariisow, waa afhayeenka dowladda KMG ah

Suaalahaasi iyo kuwa kaleba ayaa Farxaan Maxamed Jimcaale waxa uu weydiiyay cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo ah Af-Hayeenka dawlada Ku-Meel-Gaarka ah ee Soomaaliya oo iminka jooga magaaladan London.