Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

BBC World Service waa 80 jir

BBC World Service wey 80 jirsatay. Laanta Soomaaliguna waxay kor u dhaaftay nus qarni. Barnaamijkan oo ay ka qeyb qaadanayaan ruug caddaa warbaahinta Soomaaliya iyo jiilka cusub intaba, waxaa lagu faaqidayaa horumarka ay idaacaduhu ku yeesheen bulshada Soomaaliyeed. Waxaa kale oo la faaqiday mustaqbalka warbaahinta.