Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Prof Abdi Samatar oo ka hadlaya Muqdisho

Xaaladda ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa intuu muddo ah ka soo reyneysay, taasi oo sababtay in dad badan oo ku nool dibedda ay dib ugu laabtaan.

Magaalada ayaa waxa hadda gacanta ku haya dowladda KMG ah ee Soomaaliya, kadib markii al-Shabaab laga saaray magaalada.

Haddaba waxaa dhawaan booqday magaalada Muqdisho Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar, oo wax ka dhiga jaamacadda Minnesota ee waddanka Mareykanka, Farxaan Maxamed Jimcaale oo telefonka kula hadlay ayaa weydiiyay waxa uu kusoo soo arkay Muqisho.