Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Aragtida Maka ee Muqdisho

Lahaanshaha sawirka Koronto

Magaalada Muqdisho ayaa labaatankii sano ee ugu dambaysay waxay ahayd meel dagaalo kala duwan ay ku soo laablaabteen.

Waxaa hadda ku sugan Soomaali badan oo khurbaha ka tagtay, oo ay ku jiraan dhalinyaro aan waligood arag sida ay Soomaaliya u eg tahay.

Maka Maxmuud Muuse, oo ah arday wax ka barata dalka UK oo degan London, ayaa ka mid ah dhalinyaradaas.

Dhowaan ayay Muqdisho ka soo laabatay waxayna iiga warantay waxyaabaha ay ku soo aragtay?