Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muxuu u taagan yahay Hiilqaran?

Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Prof Axmed Ismaaciil Samatar, hoggaamiyaha siyaasadda ee Hiilqaran

Dhawaan waxa magaalada Muqdisho Xisbiga Siyaasiyaasadeed ee Hiilqaran uu ku doortay xubnaha hoggaanka xisbigaasi.

Haddaba muxuu u taagan yahay Hiil Qaran? Taageero intee le'egse ayuu ka heystaa shacabka Soomaaliyeed, Suaalahaasi iyo kuwo kale ayaan weydiinay Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ah hogaamiyaha siyaasadda ee Hiil Qaran.

Magaalada Muqdisho isaga oo jooga ayaa Farxaan Maxamed Jimcaale waxa uu telefonka ku weydiiyay waxa ay u kala saareen guddoomiyaha iyo hogaamiyaha siyaasadda ee ururka.