Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi: Maryam Qaasim

Guddoomiyaha ururka siyaasadda ee TAYO, Maryan Qaasim Ahmed, ayaa maanta marti noogu ahayd Bush house oo aan ka wareysanay xaaladda siyaasadda Soomaaliya.

Maryan Qaasim oo wasiir ahaan jirtay waxay hadda madax u tahay urur-siyaasadeedka TAYO oo la asaasay bishii March ee sanadkan, waxaana madaxda urureedka ka mid ah Maxamed Cabdullaahi Maxamed h'd Abdulahi Mohd Farmaajo oo ahaan jiray R/wasaare.

Yusuf-Garaad oo wareystay ayaa waydiiyey Maryan Qaasim Ahmed waxa ururkoda TAYO uu kaga duwan yahay kuwa kale oo Soomaalidu dhisteen dhawaan ?