Yaa Soomaaliya uga qeybgalaya?

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 11 Luulyo, 2012, 16:13 GMT 19:13 SGA

Media Player

Cayaaraha Olombikada ee London 2012

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Tuulada cayaaraha Olombikada ay ka dhici doonaan

Magaalada London waxaa 27 ka bishan July ka furmaya cayaaraha Olombikada adduunka oo ay ka qabgalayaan in ka badan 200 oo waddan.

Shalay waxa dalalka ugu horreeya ee soo gaaray London la tusayay kooxaha kala duwan ee ka socda goobaha ay degi doonaan inta cayaaruhu socdaan.

Waxaa ku jiray haddaba dalalkaasi Soomaaliya oo shalay la tusay halka ay kooxdoodu degi doonto.

Haddaba ka wareystay inta cayaaryahan ee dalka Soomaaliya uga qeybgalaysa cayaaraha olombikada adduunka ee London iyo rajadoodu sida ay tahay ayaa Farxaan Maxamed Jimcaale waxa uu ka warreystay Ku simaha guddoomiyaha olombikada Soomaaliyeed Durraan Axmed Faarax.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.