Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Digniinta UN iyo AU

Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ayaa digniinka soo saaray qaabka loo xulayo mudanayaasha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya.

Warbixinta ay si wada jir ah u soo saareen UN iyo AU waxaa soo akhriyay Yoonis Cali Nuur.