Doodda musharaxiinta qeybta 2aad

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 16 Agoosto, 2012, 18:01 GMT 21:01 SGA

Media Player

Waa dood ka mid ah barnaamijyada qaaska ah ee Laanta Af Soomaaliga ee BBC ay ugu tala gashay doorashada hoggaanka cusub ee Soomaaliya.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Dood ku saabsan musharaxiinta Soomaaliya

Waa qeybta labaad ee dood ka mid ah barnaamijyada qaaska ah ee Laanta Af Soomaaliga ee BBC ay ugu tala gashay doorashada hoggaanka cusub ee Soomaaliya.

Dooddan waxaa lagu faaqidi doono xubnaha u tartamaya doorashada madaxtinimada Soomaaliya.

Ilaa hadda waxaa u taagan inay ka qeybgalaan doorashada madaxweynanimada Soomaaliya in ka badan 30 musharax.

Haddaba ma isu tanaasuli doonaan musharaxiintu? ma yihiin kuwo la socda marxaladda dalku marayo? maxaa caqabado ah oo hor yaalla. suaalahaasi iyo kuwo kaleba waxa ka doodaya oo Farxaan Maxamed Jimcaale uu dhex dhigay.

Dr Afyare Cabdi Cilmi oo ah macallin wax ka dhiga jaamacadda Qadar. Oo jooga magaalada Dooxa.

Cali Muuse Cabdi oo ah saxafi ka tirsan wakaaladda wararka ee AFP. Oo jooga Istuudiyaha BBC ee Nairobi.

Ibraahim Faarax Macalin Bursaliid oo ah macallin wax ka dhiga Jaamacadda Nairobi. Oo isna jooga Nairobi.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.