Maxaa laga baran karaa Somaliland iyo Puntland

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 17 Agoosto, 2012, 09:45 GMT 12:45 SGA

Media Player

Waxa uu ku saabsan yahay waxa laga baran karo doorashooyinka Somaliland iyo Puntland.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Tan iyo intii la aasaasay maamulka Puntland 1998 bishii Augst saddex doorasho madaweyne oo uu baarlamaanka puntland doortay madaxweynaha Puntntland.

Laakiin waxaa hadda bilaabmay ololaha doorashooyinka 2014 dhici doona oo ah dooerashadii ugu horaysay ee ay dadka toos u doortaan xildhibaaanada baarlamaanka iyo madaxweyne.

Dhinaca kale Somaliland si dimoqraadiyad ah ayaa ay dowlad u samaysatay.

Doorashooyinka deegaanka, baarlamaan iyo madaxweynenimada ayaa laba jeer la qabtay Somaliland.

Doorashadii ugu horaysay ee somaliland ka dhacda ee dadku toos u soo doortaan goloyaasha deegaanka waxay dhacday December 2002, 2003diina waxaa dhacday doorashadii baarlamaanka oo dadka ay toos u doorteen.

2005 iyo 2010kii waxaa dhacday dooashoonkii madaxweynaha oo ay dadka toos u doorteen.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.