Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Weriye Axmed Taajir oo geeriyooday

Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Axmed Maxamed Taajir waxa uu ahaa weriye aad loo jecel yahay codkiisa

Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyoday magaalada Isiolo ee Kenya, wariyihii caanka aha Axmed Maxamed 'Axmed Taajir'oo in muddo ah xanuunsanaa.

Axmed Taajir oo aan filayo dhageystayaal in ay ku xasuustaan codkiisii cajiibka ahaa ahaa wuxuu muddo dheer ka soo shaqeynayey idaacadaha af-Soomaaliga ee Kenya iyo BBC.

Maxamed Cabdullaahi oo ah madaxii hore ee laanta af-Soomaaliga ee BBC ayaa Abdinur Shiikh Maxamed wuxuu ka wareystay taariikh-nololedkii Axmed Maxamed.