Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Fanaanka da'da yar ee Lil Baliil

Fanaanka Lil Baliil, oo 20 sano jir ah, waxaa uu qaadaa heesaha afka Ingriiska iyo Soomaaliga, waxaa uu leeyahay, inkasta oo xaaladdu is badashay, hadana ma doonaayo in uu dib ugu laabto Muqdisho.