Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sanad kadib gelitaanka Kenya ee Soomaaliya

Muxuu soo kordshiyey howlgalka Kenya ee koonfurta Soomaliya? Cabdirizaq Xaaji Catoosh ayaa waxaa uu waraystay Gudoomiyaha Degmadda Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose, Abdixakim Cumar Xaaji, oo sheegayo in cisbitaallada iyo waddooyinka ay u furmeen.

Dhanka kale, Cabdullahi Macallin Xuseen, oo reerkiisa oo dhan uu ku baaba'ay duqeyn dhanka cirka ah, ayaa sheegayo in howl-galku uu la yimid khasaaro.