Djibouti oo balaarinaysa Dekada Dooraale

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 7 Janaayo, 2013, 23:33 GMT 02:33 SGA

Media Player

Shirkad Shiinaha laga leeyahay ee China Merchant Holding ayaa heshiis la gashay Djibouti si ay u balaariso dekadda Dooraale oo ka mid ah dekadaha ugu wayn Afrika uguna casrisan.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Dekadda Dorale

Dekadda Dorale waxay ka mid tahay dekadaha Konteeynarka ee Afrika ugu casriyaysan.

Shirkad Shiinaha laga leeyahay ee China Merchant Holding ayaa heshiis la gashay Djibouti si ay u balaariso dekadda Dooraale oo ah dekadaha ugu wayn Afrika uguna casrisan. Dekada Dorale waxaa maalgaliyay shirkadda DP World waxaana ku soo dega maraakiibta waawayn ee containarada.

Balaarinta dekadda oo ay ku bixi doonto lacag dhan ilaa 300 oo milyan oo Dollar, ayaa suurto galin doonta in la kordhiyo keydadka dekadda ee shidaalka sifaysan iyo in laga dhoofiyo shidaalka cayriin ee ay soo saarto koonfurta Sudan.

Wasiirka Maaliyada iyo ganacsiga ee Djibouti Ilyas Muse Dawaleh, ayaa uga waramay BBC heshiiska ay la galeen Shirkadda Shiinaha.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.