Sawirro: Dhaarta Madaxweyne Obama

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 21 Janaayo, 2013, 18:04 GMT 21:04 SGA

Caleemo saarka Madaxweyna Obama

  • Madaxweyne Obama oo gacanta u haatinaya dadka ka soo qeybgala munaasabadda
  • Boqolaal kun oo qof ayaa isugu yimid Washington si ay u daawadaan xafladda
  • Madaxweynihii hore ee Mareykanka Clinton iyo xaaskiisa Hillary oo imanaya xafladda
  • Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Joe Biden
  • John Kerry waa Xoghayaha cusub ee Arrimaha Dibedda ee Mareykanka, waxa uu beddelay Hillary Clinton
  • Gabdhaha Madaxweyne Barack Obama
  • Kolonyo baabuur ah oo sida Madaxweyne Barack Obama
  • Heesaaga caanka ah ee Beyonce iyo ninkeeda. Waxa ay hees ka qaadday xafladda.
  • Paul Ryan waxa uu ahaa musharraxii Madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga Jamhuuriga

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.