Sawirro xiriirka caalamiga ee Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 3 Febraayo, 2013, 21:47 GMT 00:47 SGA

Sawirro xiriirka caalamiga ee Soomaaliya

  • Madaxweynaha ayaa kula kulmay dhowr madax ee Midowga Yurub magaalada Brussels ee dalka Belgium. Dadka uu la kulmay waxaa ka mid gudoomiyaga Guddiga Midowga Yurub Jose Manuel Barroso.
  • Madaxweynaha ayaa hadal ka jeediyay Golaha Midowga Yurub xaruntiisa shirka jaraa'id ee Brussels. Waxa ay isla qabteen Madaxweynaha Golaha Yurub Herman Van Rompuy.
  • Madaxweynaha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Belgium Didier Reynders.
  • Wakiilo ka kala socda caalamka, Bangiga Adduunka, dalalka ugu dhaqaalaha wayn adduunka ee Maraykanka, Britain, Midowga Yurub, Japan, Italy, Turkey, Denmark, Norway, Sweden iyo Findland oo booqday Muqdisho.
  • Safiiro ka kala socda caalamka oo yimid Soomaaliya si loo soo celiyo xiriirka caalamiga ah ee ay Soomaaliya la leedahay caalamka.
  • Safiiro ka socda dalalka Afrika ayaa ka mid ahaa dalalka xiriirka la samaynaya dowladda cusub ee Soomaaliya.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.