Dooda Jimcaha

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 2 Maarso, 2013, 17:24 GMT 20:24 SGA

Media Player

Halkan ka dhagayso barnaamijka dood ku saabsan doorashooyinka Kenya.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Kenya waxaa ka dhacaysa doorasho guud 4-ta bisha Maarso. Waa doorashadii ugu horaysay ee kenya ka dhacdo, kadib markii uu dalka yeeshay dastuur cusub oo loogu tala galay in looga hortago in mar kale Kenya ay ka dhacaan rabshado la mid ah kuwii shan sanno ka hor ka dhacay dalka ee daba socday doorasho natiijadeedii lagu murmay.

Waxaa ugu cad cad musharaxiinta, Ra'iisal Wasaraha xilka baneynaya Raila Odinga iyo Uhuru Kenyatta oo ah will uu dhalay madaxweynihii ugu horeeyey dalka Kenya Mzee Jommo Kenyatta.

Labada musharax si aad ah ayey isugu dhowyihiin.

Halkan ka dhagayso barnaamijka dood ku saabsan doorashooyinka Kenya. Waxaa soo jeedinaya weriyaha BBC-da Mohammud Ali.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.