Soomaalida ku ganacsatada tuullooyinka Koonfur Africa

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 2 Maarso, 2013, 13:07 GMT 16:07 SGA

Sawirro ganacsiga Soomaalida ee tuulooyinka Koonfur Africa

  • Tuulo ku taal duleedka magaalada Rustenburg, Koonfur Africa.
    Deegaan hoos taga gobolka Marikana ee Koonfur Africa oo dhowr dukaan oo Soomaali ah ay ku yaallaan. Waa meel ay Koonfur African danyar oo kaliya ku nool yihiin.
  • Dukaan
    Mid ka mid ah Dukaamada deegaan hoos taga gobolka Marikana ee Koonfur Africa oo dhowr dukaan oo Soomaali ah ay ku yaallaan. Waa meel ay Koonfur African danyar oo kaliya ku nool yihiin.
  • Dukaan
    Mid ka mid ah Dukaamada deegaan hoos taga gobolka Marikana ee Koonfur Africa oo dhowr dukaan oo Soomaali ah ay ku yaallaan. Waa meel ay Koonfur African danyar oo kaliya ku nool yihiin.
  • Dukan
    Mid ka mid ah Dukaamada deegaan hoos taga gobolka Marikana ee Koonfur Africa oo dhowr dukaan oo Soomaali ah ay ku yaallaan. Waa meel ay Koonfur African danyar oo kaliya ku nool yihiin.
  • Dukaan
    Wiil Soomaali ah oo hor taagan dukaankiisa oo ku dhex yaala tuulo aysan Soomaali ku noolayn.
  • Dukaan
    Waa dukaankii oo dhinac looga sawiray muuqaalka calanka Soomaaliya.
  • Gudaha dukaanka
    Alaabada Soomaalidu ku iibiso tuulooyinka iyo ama goobaha dadka danyartu degan yihiin, ayaa waxaa u badan cunto iyo waxyaabaha nolol maalmeedka daruuriga u ah.
  • Dhalinyaro Soomaali ah
    Laba wiil oo dhalinyaro ah oo ka mid ah dhalinyarada dukaamada ku leh tuulooyinka.
  • Gudaha dukaanka
    Alaabada Soomaalidu ku iibiso tuulooyinka iyo ama goobaha dadka danyartu degan yihiin, ayaa waxaa u badan cunto iyo waxyaabaha nolol maalmeedka daruuriga u ah.
  • Gudaha dukaanka
    Alaabada Soomaalidu ku iibiso tuulooyinka iyo ama goobaha dadka danyartu degan yihiin, ayaa waxaa u badan cunto iyo waxyaabaha nolol maalmeedka daruuriga u ah.
  • Dukaan
    Mid ka mid ah dukaamada Soomaalidu ku leedahay goobaha ka baxsan magaalooyinka oo dhibaatooyinka isugu jira dil iyo dhacba ay kula kulmaan.
  • Ganacsade Soomaali ah.
    Wiil dhalinyaro ah oo ku leh dukaanka meelaha ka baxsan magaalooyinka waawayn ee Koonfur Africa. Waxaa uu ku dhaawacmay weerar mar ay dukaankiisa ku soo qaaday rag rabay in ay dhacaan.
  • Dukaanle cuntadiisa karsanaya
    Waa nolol cidla ah oo dhalinyaro cuntadooda ay ku karsadaan dukaanka gudihiisa, maadaama inta badan qoysaskooda aysan la noolayn.
  • Jiifka dukaanleyda.
    Isla dukaanka gudihiisa ayay jiiftaan Soomaalida, inta badan cabsi ay ka qabaan in la dhaco dukaanka.
  • Rasaas
    Dalool ay samaysay rasaas ka dhexbaxday barmiilka uu dukaanku ka samaysan yahay. Waa weerarka uu ku dhaawacmay wiilka dhalinyarada ah.
  • Rasaas
    Dalool ay samaysay rasaas ka dhexbaxday barmiilka uu dukaanku ka samaysan yahay. Waa weerarka uu ku dhaawacmay wiilka dhalinyarada ah.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.