Sawirro magaalada Djibouti

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 3 Maarso, 2013, 15:11 GMT 18:11 SGA

Sawirro Djibouti

  • Dhismo casri ah oo laga dhisayo Badda dhexdeeda oo u dhow dekada Djibouti.
  • Maqaayad laga cunteeyo oo ku taalla Badda agteeda bartamaha Djibouti.
  • Alaabta farshaxanka ee loogu tala galay dalxiisayaasha Djibouti.
  • Farshaxanada loogu tala galay dalxiisayaasha.
  • Dhismaha cusub ee Baarlamaanka Djibouti. Dhismahan ayaa waxaa u dhisay Djibouti dowladda Iran.
  • Waddada bartamaha magaalada Djibouti oo ay ku yaalaan dhismayaal hore oo qurux badan.
  • Dakada Djibouti oo ah dekadii ugu horaysay ee Djibouti intaan la samayn dekada Dooraale.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.