Sawirro: Maalinta Codbixinta

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 4 Maarso, 2013, 15:20 GMT 18:20 SGA

KElection

  • Haweeney codkeeda dhiibatay
    Codbixiyayaasha Kenya oo maanta codkooda ka dhiibanaya doorashada madaxtinimo oo 8 musharax ay ku tartamayaan.
  • Booliiska Kenya
    Booliiska oo ilaalinaya goob codbixin. Ciidamo xoog leh ayaa la geeyay goobaha codbixinta.
  • Codbixiyayaasha dalka Kenya
    Codbixiyayaal ku faraxsan codbixinta maanta markii ay codkooda soo dhiibteen.
  • Gabar codkeeda dhiibanaysa.
    Gabar codkeeda dhiibanaysa doorashada dalka Kenya.
  • Is xayaysiinta Musharixiinta
    Musharixiinta sawiradooda ayaa meel walba suran magaalooyinka Kenya. Halkan waa Mombasa. Raila Odinga iyo xisbigiisa CORD ayaa halkan ka muuqda.
  • Uhuru Kenyatta
    Musharax madaxwayne Uhuru Kenyatta oo ka mid ah 8-da musharaxa ayaa codkiisa dhiibanaya.
  • Musharixiinta sawiradooda ayaa meel walba suran magaalooyinka Kenya. Halkan waa Mombasa. Waa Musharax Mudavedi iyo ku xigeenkiisa.
  • Gabar Codaynaysa
    Magaalada Gaarisa gabar Soomaaliyeed oo codkeeda ka dhiibanaysa doorashada.
  • Oday Soomaaliyeed oo codaynaya
    Oday codkiisa dhiibanaya magaalada Gaarisa ee waqooyiga bari ee dalka Kenya.
  • Rag saf ugu jira in ay codeeyaan.
    Safafka ragga iyo dumarku way kala soocnaayeen gobolka waqooyi bari ee Soomaalida.
  • Dumar u safan codkooda oo ay dhiibtaan doorashada madaxtinimada Kenya.
    Safafka ragga iyo dumarku way kala soocnaayeen gobolka waqooyi bari ee Soomaalida.
  • Codbixinta Kenya
    Ilaalo booliis ah iyo codbixiyayaal ku sugan mid ka mid ah goobaha codbixinta Gaarisa.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.