Taariikhda Hugo Chavez

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 6 Maarso, 2013, 02:23 GMT 05:23 SGA

Media Player

Madaxweynaha Venezuela Hugo Chavez, waxa uu dhintay kadib markii muddo dheer uu hayay cudurka Kansarka. Halkan ka dhageyso taariikhdii Madaxweynaha.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Madaxweynaha Venezuela Hugo Chavez, waxa uu dhintay kadib markii muddo dheer uu hayay cudurka Kansarka.

Hoggaamiyahan garabka bidix waxa uu ahaa mid ka mid ah hoggaamiyayaasha aadka u dhaliila siyaasadda Mareykanka, isaga oo u ololeyn jiray in la dhameeypo wax uu ugu yeeray awoodda xukun ee mareykanka ee Latin America.

Toban sano ka badan oo xukunka uu hayay waxa uu u dagaallamaya in awood dheeraad ah ku maamulo kheyraadka faraha badan ee dalka Venezuela, kuwaasi oo uu wax kaga qaban jiray barnaamijyo bulshada wax loogu qabto.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.