Waraysi Dr Maryan Qaasim

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 8 Maarso, 2013, 18:53 GMT 21:53 SGA

Media Player

Dr Maryan, Wasiirka Horumarinta iyo Adeegga Bulshada ayaa ka warantay waxqabadka wasaaradeeda iyo olole loogu magacdaray Go to School oo 1 milyan oo caruur ah iskuulada lagu gaynayo.

Daawomp4

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Dr Maryan, Wasiirka Horumarinta iyo Adeegga Bulshada ayaa ka warantay waxqabadka wasaaradeeda iyo olole loogu magacdaray Go to School oo 1 milyan oo caruur ah iskuulada lagu gaynayo.

Cabdiraxmaan Koronto oo waraystay ayaa marka hore waydiiyay in ay ka waranto sida ay ugu suurtagashay in howlaha ilaa shan wasaaradood oo la isku daray ay uga soo bixi karto?

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.