Raiisalwasaare Shirdoon oo tagay Puntland

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 11 Maarso, 2013, 22:52 GMT 01:52 SGA

Media Player

Wafdi uu horkacayo Raiisalwasaaraha dawladda federalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa booqasho ku tagay Puntland.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Raiisalwasaare Cabdi Faarax Shirdoon

Raiisalwasaare Cabdi Faarax Shirdoon

Wafdi uu horkacayo Raiisalwasaaraha dawladda federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon, ayaa tan iyo shalay gelinkii dambe ku sugnaa magaalada Garowe halkaas oo ay wada-hadallo kula leeyihiin maamulka Puntland.

Haddaba maxay tahay nuxurka booqashada wafdiga Raiisalwasaaraha maxaase la filayaa inay ka wada hadlaan madaxda Puntand. Axmed MAxamed Cali ayaa arrimahaas warbixintan ku eegaya.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.