Abaalmarin la siiyay Dahabshiil

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 29 Maarso, 2013, 19:14 GMT 22:14 SGA

Media Player

Abaalmarin ay bixiso hey'ad ka dhisan dalkan Britain oo la yiraahdo Muslim News ayaa waxa la siiyay sanadkan qeybteeda dhinaca ganacsiga shirkadda Dabahsiil.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Cabdirashiid Dahabshiil

Abaal marin ay bixiso hey'ad ka dhisan dalkan Britain oo la yiraahdo Muslim News ayaa waxa la siiyay sanadkan qeybteeda dhinaca ganacsiga shirkadda Dabahsiil.

Abaal marinta oo inta badan la siiyo hey'adaha samafalka, kuwa ganacsiga iyo kuwa kaleba ayaa mid walba waxa lagu qiimeeyaa wax qabakeeda.

Haddaba Abaalmarinta iyo ahmiyadda ay leedahay ayaannu ka wareysanay Maamulaha shirkadda Dahabshiil, Cabdirashiid Maxamed Saciid.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.