Puntland oo xirtay saddex idaacadood

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 4 Abriil, 2013, 03:51 GMT 06:51 SGA

Media Player

Masuuliyiinta maamul goboleedka Puntland ayaa xiray saddex idaacadood oo madax banaan oo ka hawlgala gobolkaasi. Idaacadaha la xiray ayaa waxa ay kala yihiin One Nation, Radio Daljir iyo Idaacadda codka Nabadda.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Masuuliyiinta maamul goboleedka Puntland ayaa xiray saddex idaacadood oo madax banaan oo ka hawlgala gobolkaasi.

Idaacadaha la xiray ayaa waxa ay kala yihiin One Nation, Radio Daljir iyo Idaacadda codka Nabadda.

Warqad amar ah oo ka soo baxday wasiirka warfaafinta iyo taliyaha booliiska ayaa masuuliyiinta idaacadaha ay sgeenee in loo keenay, kuwaasi oo lagu amray inay xiraan idaacadaha.

Haddaba waxaanu ka wareysanay sababta idaacadahaasi loo xiray Faadumo Yusuf Saciid oo ah Agaasimaha idaacadda One Nation.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.